| Management number | 220517375 | Release Date | 2026/05/03 | List Price | US$8.89 | Model Number | 220517375 | ||
|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
| Category | |||||||||
Naftaada baro oo bogsii waa buug naflahadal iyo talo iswata oo kugu hagaaya safar naf-bogsiin leh.Buuggan wuxuu kugu dhiirrigelinayaa inaad naftaada barato, la kulanto dhaawacyada hore, oo aad naxariis u muujiso halkii aad ka siin lahayd eedeyn. Isku darka xikmadda Islaamka, fahamka nafsiga iyo qoraal dhiirrigelin leh ayaa ku baraya sida aad u sii dayso xanuunka hore, u kalsoonaato naftaada, una noolaato si deggan oo tawakkul ku dhisan.Haddii aad bogsaneyso, raadineyso xasilooni, ama rabto inaad barato naftaada si dhab ah buuggan waa wehelkaagi bogsashada.Ku habboon akhristayaasha xiiseeya bogsashada nafta, koritaanka ruuxiga ah, iyo barashada nolosha iyada oo lagu hagayo.Naftaada baro oo bogsii is not just a self-help book it’s a heartfelt journey of healing, faith, and self-discovery.This powerful book invites you to turn inward, face the wounded parts of your soul, and offer compassion where you once offered blame. Blending Islamic wisdom, emotional intelligence, and deep self-reflection, Naftaada baro oo bogsii teaches you how to release past pain, rebuild self-trust, and live with peace, purpose, and tawakkul (trust in Allah).Whether you’re healing from heartbreak, seeking inner calm, or longing to truly understand yourself, this book will walk beside you reminding you that you were never broken, only disconnected from who you really are.Perfect for readers who love books about emotional healing, spirituality, and Islamic personal growth. Read more
| Language | Afrikaans |
|---|---|
| Publisher | Independently published |
| Dimensions | 6 x 0.57 x 9 inches |
| Item Weight | 15.8 ounces |
| Reading age | 12 - 18 years |
| Print length | 253 pages |
| Publication date | October 30, 2025 |
If you notice any omissions or errors in the product information on this page, please use the correction request form below.
Correction Request Form